Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu qabtay duleedka Muqdisho

Ciidamadda ammaanka dowladda Somalia ayaa sheegay iney qabteen Gaari noociisu yahay Mini Bus ama caasi qarax laga soo buuxiyay, kaasoo la doonayay in lagu weeraro shacabka Muqdisho Bisha barakaysan ee Ramadaan sida ay ciidamadu xuseen. Sida ay sheegtay taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Jen. Zakiya Gaarigan ayaa lagu qabtay agagaarka Isbitaalka Xaawo Cabdi oo ku yaalla … Continue reading Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu qabtay duleedka Muqdisho